Madaxweyne Deni oo la Heshiiyay qaar kamid ah Ururada Siyaasada iyo Saddex Urur oo kahor timid

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan gaar ah magaalada Garoowe  kula qaatay qaar kamid ah ururada Siysadadda ee ka jira Puntland, kuwaa oo dhawwaan soo saaray qodobo ay ku diidan yihiin doorashada dhaceysa. Sida aan wararka ku helnay madaxweyne Deni iyo madaxda Ururada uu la kulmay ayaa waxa ay ka wada hadleen … Continue reading Madaxweyne Deni oo la Heshiiyay qaar kamid ah Ururada Siyaasada iyo Saddex Urur oo kahor timid